GARBODADARNEWS.Wordpress Blog By Adding Featured Images

WELCOME

KARUUREsomali awdal

WELCOME

Thursday 21 April 2011

BBC Somali Idaacada 11:00 GMT Idaacada 14:00 GMT Idaacada 18:00 GMT


Siham & Iman Hashi Som Singer
Idaacada Somali BBC ayaa wareysi la yeelatay labada hablood ee ku heesa afka english ka oo iyagu asal ahaan ka soo jeeda dalka somalia ayaa waxa ay hada contract ka heleyn company weyn oo ka mid ah kuwa mareykanka ee soo saara heesaha iyo musiga. isla markaana waxay heeso u soo saari doonaan hayada UNHCR oo iyadu qandaraas ka siisey hablahan waxayna ku saabsan yihiin heesaha ay soo sarayaan qaxootiga somalida.
hadaba Dhageysi wacan wareysigii bbc da iyo heesahooda qaar ka mid ah ;
Part One
Part Two
Source: BBC Somali

4 Responses to “BBC Somali: Oo Wareysatay Siham iyo Iiman Oo ah Laba Hablood Oo Somali ah Oo ku Heesa Luqada English ka”

  1. Hai marka hore wan idin slm sln kadib war alli konkan aburay ka baqa
  2. haalo siham iman aimuna
  3. holli sihameniimaan
  4. kuwan waa ceebeyen somali

No comments:

Post a Comment