GARBODADARNEWS.Wordpress Blog By Adding Featured Images

WELCOME

KARUUREsomali awdal

WELCOME

Monday 2 May 2011

taariikhda waa lama ilaawaaan waa wax dib loo eego markay qarniyo ka soo wareegaan waa waxa soomaalida isu ixtiraamto iyo aduunka intiisa kalaba waawaxa laisku ixtiraamo taariikhda oo dhan ka bogo halkan

<page><2>

MI BAAN KA QAADAA , JUBBI GEEDA XIIRTIYO , JAGNE DHAGAX DALOOSHIYO , JIRID WAAN KA ADAGAHAYA.

bini cali waxu cadowga dalkiisa ucawinayay waxbuu ku qabay tolow siyasiyinta iyo saladiinta reer awdal state maxay ku qaban cadowgan bulshadooda eey u adeegayaan dawo vedio

Number of View :177
Short URL: http://awdalstate.boonnews.net/?p=2786
Posted by farhanadan on Mar 9 2011. Filed under AWDAL AFRICA & LATIN,featured. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for“bini cali waxu cadowga dalkiisa ucawinayay waxbuu ku qabay tolow siyasiyinta iyo saladiinta reer awdal state maxay ku qaban cadowgan bulshadooda eey u adeegayaan dawo vedio”

  1. ADAL STATE WAA IFTIIN IYO NOLOL
    MAAMULKII HARGEYSA RAGBAA SHEEGTAY OO YIDHI WAAN USOO DHIMANAY. DEE HADII AY LEEYIHIIN HARGEYSA IYO BURCAAN USOO DHIMANAY INAGU KUMA HAYSANO.
    INAGUNA WAXAN USOO DHIMANAY LUGHAYA, BOORAMA, SAYLAC, DILA, BAKI, BOON, GARBO DADAR, CEELBARDAALE, XARIIRAD, MAGAALO CAD ,WAJAALE , GABILEY , QULJEED ,LOWYO-CADO, GEERISA IYO BANKA GIRIYAAD. BAD IYO BARIBA WAAN LEENAHAY. HADII AAN NIDHAAHNO WAAR ISMAAMULA ANIGUNA WAAN IS MAAMULAYAA OO INTAYDAAN BISINKA U QABANAYAA MA NINBAAN DHUL KA QAATEY SOW XAQ UMA LIHI.
    MAXAA LABO WASIIR IYO LABO AGAASIME IYO 30 QOF OO SHAQAALE AH INA BADAY. LABAATAN WASIIR IYO LABAATAN KU XIGEEN IYO LABAATAN AGAASIME AYAAN SAMAYSANAYNAA.
    WAXAN YEELANAYNAA M/WEYNE IYO KUXIGEEN. GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA, KA GUURTIDA, KA MAXKAMAHDAHA, KA BANGIGA, XEER ILAALIYAHA GUUD EE MAAMULGOBOLEEDKA, JANANADA IYO SARAAKIISHA CIIDAMADA IYO WAXA AY MAANTA INAGA QADIYEEN OO DHANBAAN INAGU YEELANAYNAA .WAXAASOO DHAN IYO WAX KA BADAN BAAN YEELANAYNAA. BOQOLAAL DHALINYARO IYO WAAYEELBA LEH AYAA SHAQO HELAYSA. BADAHA LA INAGU DUL KIREYSTAY AYAAN KA FAA’IIDEYSANAYNAA. WAXAN NOQONAYNAA DAD JIRA.
    SAFIIRAAN SAMAYSANAYNAA. MAGAALO MADAXDU BORAMAY NOQONAYSAA TA LABAADNA LUGHAYA.
    HAY’ADUHU TOOS BAY INOOLA MACAAMILAYAAN. WAX WALBA INAGAA GO’AAMINAYNA. REER HARGEYSANA DARIS WANAAGBAA INAGA DHEXEYN DOONA MARKA AAN IS RAAMSANNO.
    WAXAASOO DHAMI ISKAMA IMANAYAAN EE WAXAY U BAAHANYIHIIN NAF U HURID. WAXA JIRA RAG KUU DIIDAN INAAD WAX NOQOTO. WAA KUWEE KUWA KUU DIIDANI? WAA KUWA M.WEYNIHII QAATEY, GUDOMIYIHII BARLAMANKA IYO KII GUURTIDA QAATGEY, KII MAXKAMAHADA QAATEY, KII BANGIDA QAATEY. WASIIRADII UGU MUHIIMSANAA QAATEY, WAA KUWA DHAQAALIHII DHULKOODA KU MAALGALIYEY, WAA KUWA DEEQIHII HAYADAHA HORUMARINTA ISKU XEERAY. WAA KUWA WIXIIBA WADA QAATEY EE ADIGANA LAFTA KUU TUURAY.
    MA OGOLA INAAD WAX NOQOTO, WAXAY DOONAYAAN CID AY KU TUNTAAN. MA YAQAANAAN XAQSOORKA IYO CADAALADA. MA JECLA CID AAN IYAGA AHAYN IN LA MAQLO. WAXAY DOONAYAAN INAAD DEKADOODA IYO AIRPORTKOODA KU XIDHNAATO. MA RABAAN INAAD LA MID NOQOTO.
  2. Axmad
    Mahda AwdalState daadihisa mahadsanidin. Cadaalada ilaahey ka sokow qofkasta iyo bulsho kastaa iyadaa isku heysa. Cadaalada la’aana iyadaa isku heysa.Cidii meel cadaaladi jirin joogtaa iyadaa iskugu wacan. Ninkii aan tashane waa loo taliyaa. Ninkii aan wax fahmi karina wallaalihiisa wax fahansan ha is garabtaago. Awdalstate waa guusha bulsha weynta Awdal. Markaa Awdal State dadkeeda dani ugu majirto wax aan aheyn nidaamkaa ugaara oy isgarabtaagaan.
    Maanta wallaalaha Awdal waxa la gudboon sida Soomaalida kaleba utashatey iney iyana tashadaan. Nidaamkayda kale ee Soomaaliyeedna waanu uduceyneynaa anagana taayada Awdal State ha ku duceeyaan. Wixii aan taacad aheyni dabaduu ka xumaadaa waana halka nidaamkii nabada odayo dhaqameedku ku aas aaseen Awdal State iyo dadkeeda ku noqdey lafdhuun gashey.
    Maalintaan wanka qoorta madow Awdal State ugu wanqalnaa sharaf iyo cisi inoo kow ah. Waxeynu ka maydhaneynaa nidaamkan ku dhisan aan guuleysto adiguna guul darada, safarkaaga oo dariiqyada lagu dhibaateeyo, siayasiyiintaada oo sharafta laga qaado, lafla feenfeentey aan kolba sidaan rabo kuugu tuuro. Adiguna sida xayawaan qaajeysan isku jiidjiita.
    Awdaloow barwaaqa ah
    dadkeedoo wanaag iyo sharaftuna hareertaal
    dhalin yartoo wallaaciyo iska diidey doobiga shisheeyuhu
    gurigeena oon meeshii uroon iyo gayno meel barwaaqo ah
    guulaha ilaahey ee ina wada tusaa mahadaa leh maantee
    guuxaa ninkale wado dago looma dhigayee
    inan Awdal State dhidibada u taagnaa
    cidkale dhibaatiyo uma keento hadime
    Samoon oo idhil iney taaba qaliyaan
    Soomaalida kaleetana taageero siisaa
    Oo buurtaa Aloog kalan laga dultaagaa
    Hamigeena weeyaan.
  3. marka hore salaan sare,marlabaad ilmaadeerayaal lama joogo xili aad salaadiinta wax ka sheegtaan ama garabdhigtaan niman iska shaqaysta oon dal iyo dad midna war uhayn.ogaada hadaad salaadiinta ku fogaataan waxba idinka socon maayaan waxiina oo dhana kakac marka iska jira waxka sheega salaadiinta
  4. shukri maxamed warsame
    SHEEGA DA SALADIIN IYO ODEYAAL INAGA DHAAFA.LOO JOOJIN MAYOO DAD CIMRIGOODI DHAMADAY OO KA FIKIRYA MISHARADAA HARGEISAA LAGA SIYOO.AWDALSTATE WA MUSTAQBALGAA CARUURTADA REER SHEIK SAMAROON.ANIGU HOOYO KU NOOL QURBAHA AYA NAHAY .CARUURTEDUUU AWDALSTATE BAN RABAA INAY MUSTAQBAL UU NOQOTOO.
  5. Garaad xumaa jibriil yoonis maxay ka hada

No comments:

Post a Comment