GARBODADARNEWS.Wordpress Blog By Adding Featured Images

WELCOME

KARUUREsomali awdal

WELCOME

Friday 29 April 2011

heesta maanta an inii soo xulay waa cabdi nuur iyo xabiiba babalaf

gabay abwaan daweeye abwaankeenii waynaa ee caamka ahaa kusoo dhawaada gabayadiisii macaanaa iyo macnahay huwanaayeenba inigkoo dhuuxaya gabayga macnaha uu sido dhagaysi wanaagsan

 daweeye.wmaPlayundefined daweeye1.wmaPlay
 daweeye2.wmaPlay daweeye3.wm

gabay abwaan daweeye

 daweeye.wmaPlayundefined daweeye1.wmaPlay
 daweeye2.wmaPlay daweeye3.wm

heesta maanta an inii soo xulay waa cabdi nuur iyo xabiiba babalaf

kafiirso waxii war ku dhaafay ee fiidiyoo ahaa oo ku saabsan gobolada awdal salal iyo gabilay

kabogo boga u horeeya wararka kaaga imanaaya dalkaada hooyo oo uu kuusoo diyaarshay been masheege karuurenews

yaanu kudhaafine ka bogo boga u horeeya karuurenews

Maxay Kaga Wada Hadleen Maayarka Boorama Iyo Suxufiiyiinta G/Awdal Kulankoodiii Kadiska AhaaPosted in April 29th, 2011by lug in News
Ma Awoodo D/Hoose Inay Dadka Marwalba La Hadasho….Saxaafada Ayaanan Ka Rabnaa Inay….Maayarka Boorama
Continue reading this post…

Comments OffSh. Cali Dheere Oo Ka Digay Khatarta Gaadiidka Xawaaraha Ku Socda Ee Mara Wadooyinkii Laamiga Cusub AhaaPosted in April 29th, 2011by lug in News

Comments OffW/K/Xigeenka Waxbarashada Mud. Cali Xaamud Oo Boorama Kusugan Una Sii Jeeda Lughaya Iyo Ujeedada SocdaalkiisaPosted in April 29th, 2011by lug in News
Boorama-(Lug)-Waxa magaalada Boorama ku sugan W/Ku/Xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mud. Cali Xaamud Jibriil, masuulkan ayaa waxa Continue reading this post…

Comments OffM/Wayne Ku Xigeenka S/Land Ahna Kusimaha Madaxwaynaha Oo Magacaabay Guddida Agaasinka Sannad Guurada 20 Aad Ee Xuska Maalinta Qarranimada Somaliland Ee 18 Ka MayPosted in April 29th, 2011by lug in News
Madaxwayne ku xigeenka JSL ahna ku siamaha Madaxweynaha JSL Mudane, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta magacaabay guddi heer qaran ah, oo agaasinta u diyaar garowga sannad guurada 20-aad Continue reading this post…

Comments OffM/Waynaha S/land Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kulan La Qaatay Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Dawladda Kuwayt Ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Sheekh Dr. Maxamed Sabax Al Salam Al SabahPosted in April 29th, 2011by lug in News
Ra’isal Wasaare Ku xigeenka Dawladda Kuwayt ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Sheekh Dr. Maxamed Sabax Al Salam Al Sabah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigiisa. Continue reading this post…

Comments OffHa Lululin Lugtaan Kabay, Laxawgii Ha Soo Celin, Waan Yara LadnaadeePosted in April 29th, 2011by lug in News
ninka 20 sannadood baan sharaf ku noolaa imikana xuquuqdii Samaroon baan raadinayaa lihi sow dan gaar ah ma wato?” Wadhaf News Continue reading this post…

Comments OffOdaydhaqameedyo Si Kulul Uga Jawaabay Sul. SanbuuragPosted in April 28th, 2011by lug in News

Comments OffMaayarka Boorama Iyo Ururada Maxalliga Ah Ee Ka Hawlgala Magaalada Oo Kulan Ka Yeeshay Arrimaha NadaafaddaPosted in April 28th, 2011by lug in News
Boorama-(Lug)-Maayarka Boorama C/raxmaan Shide Bile ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay masuuliyiinta ururada dhallinyarada iyo madaxda ururada samaalka maxalliga ah ee ka hawlgala magaalada .
Continue reading this post…

Comments OffD/Hoose Ee Boorama Oo Gaadiidka Dadwaynaha Masuuliyiintooda Kala Hadashay Bixinta Cashuuraha Ku WaajibayPosted in April 27th, 2011by lug in News

Comments OffArdayda Jaamacaddaha Boorama Oo Taageeray Musharax Liibaan Cabdi-Bristol UK, Hambalyeeyayna Jaaliyada Soomaalida Ee Bristol-UKPosted in April 27th, 2011by lug in News

Comments OffDiiradda Lughaya News: Khudbaddii Sul. Sanbuurag Iyo Muxaafidnimada Bahabar CeliPosted in April 27th, 2011by lug in Diiradda
Diiradda (Lug)- Suldaanka guud ee beelaha Bahabar Celi Muuse Cilmi Dugsiiye (Sanbuurag) ayaa shalay qabtay shir jaraa`id oo uu ku canbaareeyay waxa lagu magcaabo Awdalstate ee ay qaar ka mid ah dhallinyarada reer Awdal kaga dhawaaqeen
Continue reading this post…

Comments OffMadaxweynaha Somaliland Oo Meqaamkii Ugu Sareeyay Ay Ku Qaabishay Dawladda Kuwait. + SawiroPosted in April 27th, 2011by lug in News

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa manta gelinkii dambe ka dhoofay Gegida diyaaradaha ee khaaska u ah Madaxda Dalka Imaaraadka Carabta ee Abu-Dabai Continue reading this post…

Comments OffOpinion: Lacagaha Xawaaladaha La Dhigto Iyo Baahida Loo Qabo In Nidaam Loo SameeyoPosted in April 27th, 2011by lug in Opinion
In ka badan $300 oo malyuun ayey shirkadaha xawaaladaha qaarkood u hayaan dadka reer Somaliland oo iyagu amaano ahaan lacagahan u dhigta shirkadaha si marka ay u baahdaan ay uga qaadan karaan. Continue reading this post…

Comments OffMaamulka Dawladda Hoose Ee Degmada Saylac Oo Berkedo Ka Hirgelisay Degaanka Laagta MorohdaPosted in April 27th, 2011by lug in News
Boorama-(Lug)-Maamulka dawladda Hoose ee degmada Saylac iyo masuulyiinta Golaha degaanka ee degmadaasi ayaa haatan soo dhammaystiray berkedo loogu talogalay in lagu kaydiyo biyaha tuulada lagu magacaabo Laagta Morohda kuna taal badhtamaha g/Selel . Continue reading this post…

Comments OffXubno Isugu Jira Salaadiin Iyo Cuqaal Kasoo Jeeda Beelaha Awdal/Selel Oo Cambaaree -yey Kooxaha Qurbajoogga Ee U Ololaynaya Waxa Loogu Yeedhay AwdallandPosted in April 27th, 2011by lug in News
Boorama-(Lug)-Xubno isugu jira cuqaal salaadiin kasoo jeeda beelaha Awdal iyo Selel ayaa qurba joogga reer Awdal ee u ololaynaya waxa loogu awdal state ku tilmaamay kuwa an metelin dadka ay sheeganayaan ,
Continue reading this post…

Comments OffSalaadiin Iyo Oday Dhaqameedyo Ka Soo Jeeda Awdal/Salal Ayaa Mar-kale Ganafka Ku Dhuftay Wax Ay Ugu Yeedheen Awdal-StatePosted in April 26th, 2011by lug in News

Comments OffM/Wayne Siilaanyo Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Waddanka HINDIA U Fadhiya Dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta, Mr. Lokesh Mysore KapanaiahPosted in April 26th, 2011by lug in News
Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminaayo kuna sugan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa waxa Maanta (25/04/2011)
Continue reading this post…

Comments OffShirkada Nationlink Oo Maalgalisay Tartan Ciyaareedka 2011 Ee Ardayda Jaamacadda EeloPosted in April 25th, 2011by lug in News

Comments OffDr. Obsiiye Oo Ka Warbixiyay Dhakhaatiir Dhinaca Indhaha Ah Oo Boorama ImanaysaPosted in April 25th, 2011by lug in News

Comments OffDadwaynaha Reer Boorama Oo Aragtiyo Kale Ka Bixiyay Xeerka Isgaadhsiinta Ee CusubPosted in April 25th, 2011by lug in News

Comments OffQaar Ka Mid Salaadiinta Iyo Ganacsatada G/Awdal Oo Sheegay In Tallaabada Goluhu Ku Meelmariyey Xeerka Isgaadhsiintu Yahay Mid Sax Ah, Somcablena Xaq U Leedahay Mashruuca IsgaadhsiintaPosted in April 25th, 2011by lug in News
Boorama-(Lug)-Qaar ka mid ah waxgaradka iyo ganacsatada iyo salaadiinta caanka ee G/Awdal ayaa dareenkooda ka cabbiray meelmarinta xeerka isgaadhsiinta dhawaanta golaha baarlamaanku ansixiyey ,
Continue reading this post…

Comments OffHawlwadeenada Caafimaadka Iyo Masuuli -yiintooda Oo Maanta U Dhaqaaqay Ololaha Tallaalka Caalamiga Oo Laga Bilaabay G/AwdalPosted in April 25th, 2011by lug in News
Boorama-(Lug)-Boqolaal isugu jira shaqaale iyo masuulyiin caafimaad ayaa maanta gobolka Awdal ka bilaabay ololaha tallaalka caalamiga ah ee la doonayo in ubadka lagaga badbaadiyo cudurada khatarta gelin kara caafimaadkooda,
Continue reading this post…

Comments OffDareen Noocee Ah Ayay Reer Borama Ka Bixiyeen Xeerka Isgaadhsiinta Ee Baarlamaanku Dhawaan AnsixiyayPosted in April 24th, 2011by lug in News

Comments OffTalaalka Cudurka Polio-da Oo Awdal Ka Bilaabmay MaantaPosted in April 24th, 2011by lug in News

Comments OffRoobab Qasaare Gaysatay oo Ka Da’ay DillaPosted in April 24th, 2011by lug in News
Waxa Ku Baro Kacay 34 Qoys… Waxana Ku Dhintay Xoolo Tiro Badan
Boorama-(Lug)-Roobab Lixaad leh oo ka da’ay degaanka degmada Dila maalintii shalay ayaa lagu soo waramayaa inay gaysteen qasaare aad u badan, sidan waxa shabakada Lughayanews u xaqiijiyay masuuliyiinta degaanka degmadaasi iyo dadkale oo

lasoco wararka been masheegaha karuurenews kaaga soo tabinaayo dalkaaga hooyo

Thursday 21 April 2011

wararka nagasoo gaadhaya gobolada awdal iyo salal kusoodhawaada

BBC Somali Idaacada 11:00 GMT Idaacada 14:00 GMT Idaacada 18:00 GMT

Siham & Iman Hashi Som Singer
Idaacada Somali BBC ayaa wareysi la yeelatay labada hablood ee ku heesa afka english ka oo iyagu asal ahaan ka soo jeeda dalka somalia ayaa waxa ay hada contract ka heleyn company weyn oo ka mid ah kuwa mareykanka ee soo saara heesaha iyo musiga. isla markaana waxay heeso u soo saari doonaan hayada UNHCR oo iyadu qandaraas ka siisey hablahan waxayna ku saabsan yihiin heesaha ay soo sarayaan qaxootiga somalida.
hadaba Dhageysi wacan wareysigii bbc da iyo heesahooda qaar ka mid ah ;
Part One
Part Two
Source: BBC Somali

4 Responses to “BBC Somali: Oo Wareysatay Siham iyo Iiman Oo ah Laba Hablood Oo Somali ah Oo ku Heesa Luqada English ka”

  1. Hai marka hore wan idin slm sln kadib war alli konkan aburay ka baqa
  2. haalo siham iman aimuna
  3. holli sihameniimaan
  4. kuwan waa ceebeyen somali